Home FAQ RSS Links Site Map Contact 05.09.2010, 12:13pm (GMT)
 
 
::| Keyword:       [Advance Search]  
 
All News  
Wararka Somalia
Wararka Sufi
::| Newsletter
Your Name:
Your Email:
 
 
Wararka Sufi
 
Mirihii Shirkii Wahaabiyad Beesha Sade Ohio May 2009 oo Hada lagu Cunayo Gudaha Xabsiga Degmada Caabudwaaq iyo C/nuur oo ku fashilmay Shirqoolkisii Wah
15.02.2010, 05:17pm (GMT)

Mirihii Shirkii Wahaabiyad Beesha Sade Ohio May 2009 oo Hada lagu Cunayo Gudaha Xabsiga Degmada Caabudwaaq iyo C/nuur oo ku fashilmay Shirqoolkisii Wahaabiyanimada.
12.02.2010, 08:45pm (GMT)

Mirihii Shirkii Wahaabiyad Beesha Sade Ohio May 2009 oo Hada lagu Cunayo Gudaha Xabsiga Degmada Caabudwaaq iyo C/nuur oo ku fashilmay Shirqoolkisii Wahaabiyanimada.

 

Shirkii Wahaabiyada Beesha Sade ay ku qabteen My 28/2009 oo uu hoggaaminayay C/nuur --   -- -- ayaa mirihii kasoo baxay waxaa hada lagu guranayaa xabsiga degmada caabudwaq ee gobolka galgaduud ka ib markii gacanta lagu soo dhigay dhamaadkii todobaadkaan sodomeeyo ciidamo ah kuwasoo lagu soo tababaray magaalada carma ee gobolka Bari.

 

Qodobadii shirkaas kasoo baxay ayaa waxaa ugu waaweeyntaa sadex qodob kuwasoo kala ahaa sidan.

 

1-     ajande ay dhaqaale ku helaan wahaabiyada beeshe sad etaasoo ay u jex jexeen qaabka ugu fudud ee ay ku kasban karaan qalbiyada shacabweeyna sade eek u dhaqan dibada si ay ugu fududaato in ay isticmaalaan lacaga jeebkooda ku jira iyagoon dareemin.

2-     In af afgambi u adeegsadaan maamulada ehlusnada ee ka jira deegaanada sade ee gudaha soomaaliya iyagoo watana qaab ay shaqooyinkaas u adeegsadan dadka ku dhaqan gudaha deegaanadaas iyagoo markaas iskaga dhigaya niman wada hurumar islamarkaasna ay ku dheertahay wadaniyada deegaankooda.

3-     Sidii ay u kasban lahaayeen shacabka ku dhaqan gobolada sade iayagoo markaasna u adeegsanaya qarashaad farabadan islamarkasna kasoo galaya odayaal dhaqameedyada iyo adka aan fakar dhees u lahayn dhagarta iyo qiyaanada wahaabiyada ay caanka ku tahay.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa hada xabsiga degmada caabudwaaq ku jira in kabada 30- ruux oo u xir xiran fur fur ay ka wadeen deegaanka kuwasoo awalna ay wahaabiayadu tababaro ugu dirsadeen tuulada carma ee gobolka bari waxaana xiligaan hada ay ay gudaha xabsiga ku guranayaan mirihii kasoo baxay shirkii may ee ohio sanadkii hore.

 

Dhibaatada ugu weeyn iyo fur furka ku dhex jira beesha sadena waa ninkii hogaaminayay shirkii May C/nuur hadana waxaa uu wali wadaa qiyaanadiisii ahayd burbirinta beesha sade waxaana uu haba lacago u dirayaa dad aan waxba ka ogayn  qiyaanada wahaabiyada.

 

 

Isku soo wada duub duuboo waxaa sidii raadeerkii oo kale ula scoda meehsa ay jaan iyo ciriba dhigaan wahaabiyada culumaa’udiinka ehlusna waljameeca oo sidii korontadii iskugu duubasya sida ay hadaba u qab qabteen dhagar wadayaasha ku jira xabsiga degmada caabduwaaq.

 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Caabudwaaq, Galgaduud,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 


Rating (Votes: )   
    Comments (0)        Tell friend        Print


Related Articles:
» ولمن يقول




 
::| Latest News
::| Events
September 2010  
Su Mo Tu We Th Fr Sa
      1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30    
 
News in Pictures

sharmaarke85@hotmail.com

 
SUFI24 NEWS EXPRESS
[Page Top]