Home FAQ RSS Links Site Map Contact 05.09.2010, 12:27pm (GMT)
 
 
::| Keyword:       [Advance Search]  
 
All News  
Wararka Somalia
Wararka Sufi
::| Newsletter
Your Name:
Your Email:
 
 
Wararka Somalia
 
Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe oo ugu baaqay Hay’adaha Samafalka in ay ka hawl-galaan Deegaannada ay maamulaan iyo Suxufiyiinta Soomaalida ee ka hawl gala Goballada dhe
03.03.2010, 04:15pm (GMT)

Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe oo ugu baaqay Hay’adaha Samafalka in ay ka hawl-galaan Deegaannada ay maamulaan iyo Suxufiyiinta Soomaalida ee ka hawl gala Goballada dhexe oo lagu amray in ay iso soo diiwaan-geliyaan
Halkaan ka dhegeyso Shiikh  Sharmaarke Caabi

03 03 2010


Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee ka arrimiya Goballada ayaa waxay ka codsadeen Dhammaan hay’ada gar-gaarka Bini-aadaminimada in ay ka hawl-galaan Goballada ay maamulaan Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca.
 
Maamulka ayaa sheegey in ay sugayaan amnigooda, ayna tahay haatan marka loogu baahi badan yahay, iyadoo ay ka jiraan Goballada dhexe abaar baahsan, waxaa kaloo jira dad fara-badan oo soo qaxay oo kala yimid Koofurta Soomaaliya iyo Bartamahaba oo ay saameeyeen Xasuuqii Khawaarijta.
 
Hadalka Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ayaa ku soo beegmaya xilli ay ka jiraan Waddanka Abaaro baahsan oo dad iyo xoolaba galaaftay. Wuxuu kaloo ku soo beegmayaa xilli ay Khawaatijtu u diidday in ay u gar-gaaraan dadka Soomaaliyeed ka soo barakacay Dagaalada ay huriyaan.
 
Dhanka kale wuxuu maamulka ku amrey wariye-yaasha Soomaaliyeed ee ka hawl-gala deegaannada ay maamulaan Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca in ay isku soo diiwaan geliyaan muddo 3beri gudahood ah, taasoo qofkii isku soo diiwaan-gelin waaya muddadaas gudaheeda tillaabi sharci ah laga qaadi doono.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Goballada dhexe, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcm@hotmail.com
 



Rating (Votes: )   
    Comments (0)        Tell friend        Print


Related Articles:
» Waxaa Wali Si habsami Leh Uga Socda Wadanka Yuganda Xafladihi Mowliidka Nabiga CSW (Daawo Sawiro)
» Xafladii Khatinka Xuska Dhalasha Xabiibka CSW oo lagu soo gabagabeeyay Mumbaasa, kenya
» Munaafaq Soomoow oo markale lagu Dhex Arkey Hadalheynta Ahlusna Waljamaaca kadib Markii uu waayay Xil uu ka Doonayay Kooxda Sheydaan Shariif ee Magaalada Muqdisho.
» MAXAY ISU YIHIIN AMA KA DHEXEEYA WAHAABIYIINTA KA QEYLIYA EE
» Ururka Badbaadada Caabudwaaq oo si Toos ah u Shaaciyay in ay Wada Maamulaan iyaga iyo Ahlusna Waljamaaca Degmada Caabudwaaq,
» Bannaan baxyo waa weyn oo lagu soo dhaweynayo Mawliidka Nabga (SCW) ayaa maanta Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ka dhigey Dhammaan Degaannada hoostaga Maamulka Ahlu-sunna
» تحفة المحبين في مشروعية إحتفال مولد سيد المرسلين صلي الله عليه وسلّم)&a
» Kooxaha Khawaarijta oo Bilaabay ka Ganacsiga Xubnaha Bili’aadanka iaygoona u iib geeya Shirkad ku taala Wadanka Phibiin, waxaana
» Weli waxaan bartanka uga jirnaa tacliiqii ama taxliilkii aan ku samayneyney wareysigii uu wadaadka ugu wayn wahaabiyada ee Cumar Faaruq uu siiyey qaar ka mid ah saxaa
»
» دلة جواز الاحتفال بمولد النبي صلى الله عليه وسلم
» ولمن يقول
»
» Waa kitaab aad u faaiido badan oo ay ku suganyihiin adillo fara badan oo Caalimiinta
» ذا مات المسلم تترتب من وفاته أحكام كثيرة متنوعة ، منها: ما يجب له وما يُسحب
» God Walaalkaa ha Qodon Hadaad Qodana ha Dheerayn ku Dhici Doontidaa ma’ogide”
» Su’aalo Diini ah
» Tuulada Gadoon ee Gobolka Galgaduud oo Shalay xasuuq loogu Geeystay Wahaabiyada kuwasoo halkaas uga Cararay Meydokoodii.
» Culumaa’udiinka ehlusan waljameeca oo Burcad Wadooyinka u Fariista Gaadiidka kasoo Qab qabtay inta u Dhaxeeysa Magoolooyinka Dha
» Yuusuf Max/ed Indhacade oo Sheegay in ay ku balameen Kooxaha Wahaabiiyada al-shabaab iyo Xisbul Islaam in ay Shacabka ku Dul Dagaalamaan.
» Sheydaan Shariif oo Shalay Dhagax Dhigay Qabrigiisii Gudaha Madaxtooyada, waxaana uu Amar ku siiyay Daba Dhilifyadiisa in ay Halkaas ku aasaan
» Saalax badbaado
» Daawada u soo Degtay Wahaabiyada Shariif Sheydaan waxaa ay ayahd mid ay ku Qaldameen Shacabka Maraykanka waxaana ay ku Fiicnayd in laga Dejiyo Gobolada Dhexe.
» Sharciga Shabaabku waa in la ilaa liyaa Xuquuqda Dameeraha islamarkaasna la Xasuuqaa Bili’aadanka!!! Faalo By Siciid Awdiirshe F
» Mirihii Shirkii Wahaabiyad Beesha Sade Ohio May 2009 oo Hada lagu Cunayo Gudaha Xabsiga Degmada Caabudwaaq iyo C/nuur oo ku fashilmay Shirqoolkisii Wahaabiyanimada.
» Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo Saxaafada u sheegay in Shacabka Duqaynta laga daayo iyo Wahaabiyada Al-shabaab oo She
» Khawaarijta Al-shabaab oo ay soo Foosaartay Dhaqaale li Darn kadib markii ay Hey’adaa Samafalka ay iskaga baxeen Koonfurta Soomaaliya.
» Dadka ka Qaxaya Dagaalada ay Khawaarijtu ka wadaaan Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho oo sii badanaya iyo kumanaan kun oo iskugu ji
» TAARIIKHDA HOGGAAMIYAHA KHAWAARIJTA EE AL-S
» Tacsi tiiranyo leh oo aay dirayan culumada ahlusunna ee USA
» iidamada Ammaanka ee Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Caabudwaaq oo gacanta ku soo dhigay dad falal amni-darro ah ka waday Magaalada Caabudwaaq
» ويقول في ذلك الحافظ شمس الدين محمد الدمشقي :
»  Xijaab ku sheegga iyo Indha-shareerka Khawaarijta oo la soo ogaadey in ay xirtaan ragga Khawaarijtu kuna fuliyaan hawl
» Qaar mid ah Maleeshiyadii taabac sanayd Khawaarijka Xasan Turki oo ku gacan sayray heshiiskii uu la galay Al-shabaab.
»


Other Articles:
Waxaa Wali Si habsami Leh Uga Socda Wadanka Yuganda Xafladihi Mowliidka Nabiga CSW (Daawo Sawiro) (03.03.10)
Xafladii Khatinka Xuska Dhalasha Xabiibka CSW oo lagu soo gabagabeeyay Mumbaasa, kenya (03.03.10)
Munaafaq Soomoow oo markale lagu Dhex Arkey Hadalheynta Ahlusna Waljamaaca kadib Markii uu waayay Xil uu ka Doonayay Kooxda Sheydaan Shariif ee Magaalada Muqdisho. (26.02.10)
MAXAY ISU YIHIIN AMA KA DHEXEEYA WAHAABIYIINTA KA QEYLIYA EE (26.02.10)
Ururka Badbaadada Caabudwaaq oo si Toos ah u Shaaciyay in ay Wada Maamulaan iyaga iyo Ahlusna Waljamaaca Degmada Caabudwaaq, (26.02.10)
Bannaan baxyo waa weyn oo lagu soo dhaweynayo Mawliidka Nabga (SCW) ayaa maanta Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ka dhigey Dhammaan Degaannada hoostaga Maamulka Ahlu-sunna (26.02.10)
تحفة المحبين في مشروعية إحتفال مولد سيد المرسلين صلي الله عليه وسلّم)&a (26.02.10)
Kooxaha Khawaarijta oo Bilaabay ka Ganacsiga Xubnaha Bili’aadanka iaygoona u iib geeya Shirkad ku taala Wadanka Phibiin, waxaana (23.02.10)
Weli waxaan bartanka uga jirnaa tacliiqii ama taxliilkii aan ku samayneyney wareysigii uu wadaadka ugu wayn wahaabiyada ee Cumar Faaruq uu siiyey qaar ka mid ah saxaa (22.02.10)
(20.02.10)



 
::| Latest News
::| Events
September 2010  
Su Mo Tu We Th Fr Sa
      1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30    
 

 
SUFI24 NEWS EXPRESS
[Page Top]