waxaa salaada cisho kadib
leysku imaaday banaanka weyn ee makadara
waxaa halkaas kabiliwaday xaflad
weyn oo lagu soo qatimaayi
babaan baxa eid miilad un nabbi
xaflada ayaa waxaa lagu fur
qur aanka kariimka kadib ayaa
waxaa labilaabay Nabi amaanyo aad u macaan oo lagu
qaadaayay luqada sawaaxiliga,
carabiga, urduu iyo ingalish
oo ay qaadayeen Mashaa'ikh kakala
yimid daafaha dunida sida indiya
bakistaan masar tanzaniya iyo dhamaan geeska afrika oo dhan
qasiidooyinkaas kadib waxaa Xaflada laga
soo jeediyay muxaadarooyin aad
udhaadher oo cadeeyneeso in
muslimiinta ku farxaan dhalashada
nuurkii aduunka
waxaa meesha lagu so qaaday aaayado
Quraan ah iyo axaadiista rasuulkena muxamed n/n/k/h/
waxaa sidoo kale Xaflada kasoo qeyb kaley
hogamiyayaal kasocday dowlada kenya
dhinaca islamka sida najiib balaala
& muslimiin badan & mashaa'iq
fara badan & dadweyne fara badan
oo halkaan lagu soo koobi karin