Home FAQ RSS Links Site Map Contact 05.09.2010, 12:29pm (GMT)
 
 
::| Keyword:       [Advance Search]  
 
All News  
Wararka Somalia
Wararka Sufi
::| Newsletter
Your Name:
Your Email:
 
 
Wararka Somalia
 
Ururka Badbaadada Caabudwaaq oo si Toos ah u Shaaciyay in ay Wada Maamulaan iyaga iyo Ahlusna Waljamaaca Degmada Caabudwaaq,
26.02.2010, 03:42am (GMT)

Ururka Badbaadada Caabudwaaq oo si Toos ah u Shaaciyay in ay Wada Maamulaan iyaga iyo Ahlusna Waljamaaca Degmada Caabudwaaq,


Dhegeyso Taliyaha Amniga maamulka Ahlusunah ee Magaalada Cabudwaq Shiikh Mahad Khaliif oo gaashaanka udaruuraya sheegashada ururka Badbaado in ay Amniga magaalada caabudwaaq sugaan (Dhageyso)

25 02 2010


Uruka Baabi'inta caabduwaaq ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in uu ukala qaybsan yahay maamulka degmada caabduwaaq iyaga iyo culumaa’udiinka Ahlusna waljamaaca sidoo kalena ay dhaqaalaha deegaankaasi oo dhan ay gacanta ku hayaan.
 
Ururkaan ayaa ah urur lagu yaqaanay qar iskatuurnimada iyo la shaqaynta wahaabiyada waxaana ay faalo dheer kasoo qoreen maamulka iyo nolosha degmada caabudwaaq taasoo ay ku soo koobeen hadalo xambaarsan hadafyadooda guracan
 
Waxaana ay hoosta ka xariiqeen in ay ayagu bixiyaan guud ahaan dhaqaalaha maamulka degmadaasi oo dhan iyo in ay wada xukumaan magaaldasi iyaga iyo Ahlusunnah waxaana ay sidoo kale sheegeen in ay degmadaasi ka wadaan qorshayaal ay ku doonayaan in xataa gudaha magaaladaasi ay ganacsi ka samayn karaan xubno ka tirsan ururka Al-shabaab taasoo ay ku tilmaameen in ay tahay arin loo baahan yahay islamarkaasna keeni karta is dhex gal iyo wada noolaansho.
 
Dhageyso Ururka Badbaado oo si toos ah ucadaynaya in ay Wada Maamulaan iyaga iyo Ahlusna Waljamaaca Degmada Caabudwaaq waxbadana ay ka qabteen amniga, iyo waliba in ay balan qaadayaan amaanka Alshabaab ee doonaya in ay ka howlgalaan Caabudwaaq.
 
Hadaba Halkaan ka Dhageyso Taliyaha Amniga Magaalada Cabudwaq oo arintaas gaashaanka udaruuraya
 
Hadaladan qaabka daran ee ka soo yeeraya ururkaas lamagac baxay badbaado ayaa ah kuwo ka turjumaya jacaylka iyo wanaaga ay u hayaan shabaabka iyo qorshahooda ay ku doonayaan in ay deegaanadaasi oo dhan ay gacanta ugu galiyaan wahaabiyadooda al-shaab laakiin waxaas oo dhan waa ‘kalaamu layl maa yamshii finahaar,
 
Soomaalida ayaa waxa ay ku mah maahdaa Sheygii Uurkaa kaaga jira Afka ayaa kaa Xada, hada ururka badbaado waxaa ay ku hadaaqayaan hadaladii larabay in ay qarsadaan ayay waxaa ay shaaciyeen iyagoon wali meelna haysan laakiin waxaa ay heystaan dhaqaalo farbadan oo ay si qiyaano ah ku soo aruursadeen ayagoo ka duulayay oraahdo in ay hurumarinayaan deegaanka beelaha sade ee soomaaliya laakiin xaqiiqdu ay tahay in ay burburinayaan deegaanada beelaha sade ee gudaha wadanka.
 

W/D Sheekh Sharmaarke Maxamuud Nasir
Sharmaarke85@hotmail.com
 



Rating (Votes: )   
    Comments (0)        Tell friend        Print


Related Articles:
» Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe oo ugu baaqay Hay’adaha Samafalka in ay ka hawl-galaan Deegaannada ay maamulaan iyo Suxufiyiinta Soomaalida ee ka hawl gala Goballada dhe
» Waxaa Wali Si habsami Leh Uga Socda Wadanka Yuganda Xafladihi Mowliidka Nabiga CSW (Daawo Sawiro)
» Xafladii Khatinka Xuska Dhalasha Xabiibka CSW oo lagu soo gabagabeeyay Mumbaasa, kenya
» Munaafaq Soomoow oo markale lagu Dhex Arkey Hadalheynta Ahlusna Waljamaaca kadib Markii uu waayay Xil uu ka Doonayay Kooxda Sheydaan Shariif ee Magaalada Muqdisho.
» MAXAY ISU YIHIIN AMA KA DHEXEEYA WAHAABIYIINTA KA QEYLIYA EE
» Bannaan baxyo waa weyn oo lagu soo dhaweynayo Mawliidka Nabga (SCW) ayaa maanta Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ka dhigey Dhammaan Degaannada hoostaga Maamulka Ahlu-sunna
» تحفة المحبين في مشروعية إحتفال مولد سيد المرسلين صلي الله عليه وسلّم)&a
» Kooxaha Khawaarijta oo Bilaabay ka Ganacsiga Xubnaha Bili’aadanka iaygoona u iib geeya Shirkad ku taala Wadanka Phibiin, waxaana
» Weli waxaan bartanka uga jirnaa tacliiqii ama taxliilkii aan ku samayneyney wareysigii uu wadaadka ugu wayn wahaabiyada ee Cumar Faaruq uu siiyey qaar ka mid ah saxaa
»
» دلة جواز الاحتفال بمولد النبي صلى الله عليه وسلم
» ولمن يقول
»
» Waa kitaab aad u faaiido badan oo ay ku suganyihiin adillo fara badan oo Caalimiinta
» ذا مات المسلم تترتب من وفاته أحكام كثيرة متنوعة ، منها: ما يجب له وما يُسحب
» God Walaalkaa ha Qodon Hadaad Qodana ha Dheerayn ku Dhici Doontidaa ma’ogide”
» Su’aalo Diini ah
» Tuulada Gadoon ee Gobolka Galgaduud oo Shalay xasuuq loogu Geeystay Wahaabiyada kuwasoo halkaas uga Cararay Meydokoodii.
» Culumaa’udiinka ehlusan waljameeca oo Burcad Wadooyinka u Fariista Gaadiidka kasoo Qab qabtay inta u Dhaxeeysa Magoolooyinka Dha
» Yuusuf Max/ed Indhacade oo Sheegay in ay ku balameen Kooxaha Wahaabiiyada al-shabaab iyo Xisbul Islaam in ay Shacabka ku Dul Dagaalamaan.
» Sheydaan Shariif oo Shalay Dhagax Dhigay Qabrigiisii Gudaha Madaxtooyada, waxaana uu Amar ku siiyay Daba Dhilifyadiisa in ay Halkaas ku aasaan
» Saalax badbaado
» Daawada u soo Degtay Wahaabiyada Shariif Sheydaan waxaa ay ayahd mid ay ku Qaldameen Shacabka Maraykanka waxaana ay ku Fiicnayd in laga Dejiyo Gobolada Dhexe.
» Sharciga Shabaabku waa in la ilaa liyaa Xuquuqda Dameeraha islamarkaasna la Xasuuqaa Bili’aadanka!!! Faalo By Siciid Awdiirshe F
» Mirihii Shirkii Wahaabiyad Beesha Sade Ohio May 2009 oo Hada lagu Cunayo Gudaha Xabsiga Degmada Caabudwaaq iyo C/nuur oo ku fashilmay Shirqoolkisii Wahaabiyanimada.
» Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo Saxaafada u sheegay in Shacabka Duqaynta laga daayo iyo Wahaabiyada Al-shabaab oo She
» Khawaarijta Al-shabaab oo ay soo Foosaartay Dhaqaale li Darn kadib markii ay Hey’adaa Samafalka ay iskaga baxeen Koonfurta Soomaaliya.
» Dadka ka Qaxaya Dagaalada ay Khawaarijtu ka wadaaan Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho oo sii badanaya iyo kumanaan kun oo iskugu ji
» TAARIIKHDA HOGGAAMIYAHA KHAWAARIJTA EE AL-S
» Tacsi tiiranyo leh oo aay dirayan culumada ahlusunna ee USA
» iidamada Ammaanka ee Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Caabudwaaq oo gacanta ku soo dhigay dad falal amni-darro ah ka waday Magaalada Caabudwaaq
» ويقول في ذلك الحافظ شمس الدين محمد الدمشقي :
»  Xijaab ku sheegga iyo Indha-shareerka Khawaarijta oo la soo ogaadey in ay xirtaan ragga Khawaarijtu kuna fuliyaan hawl
» Qaar mid ah Maleeshiyadii taabac sanayd Khawaarijka Xasan Turki oo ku gacan sayray heshiiskii uu la galay Al-shabaab.
»


Other Articles:
Bannaan baxyo waa weyn oo lagu soo dhaweynayo Mawliidka Nabga (SCW) ayaa maanta Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballada dhexe ka dhigey Dhammaan Degaannada hoostaga Maamulka Ahlu-sunna (26.02.10)
تحفة المحبين في مشروعية إحتفال مولد سيد المرسلين صلي الله عليه وسلّم)&a (26.02.10)
Kooxaha Khawaarijta oo Bilaabay ka Ganacsiga Xubnaha Bili’aadanka iaygoona u iib geeya Shirkad ku taala Wadanka Phibiin, waxaana (23.02.10)
Weli waxaan bartanka uga jirnaa tacliiqii ama taxliilkii aan ku samayneyney wareysigii uu wadaadka ugu wayn wahaabiyada ee Cumar Faaruq uu siiyey qaar ka mid ah saxaa (22.02.10)
(20.02.10)
دلة جواز الاحتفال بمولد النبي صلى الله عليه وسلم (20.02.10)
ولمن يقول (20.02.10)
(19.02.10)
Waa kitaab aad u faaiido badan oo ay ku suganyihiin adillo fara badan oo Caalimiinta (19.02.10)
ذا مات المسلم تترتب من وفاته أحكام كثيرة متنوعة ، منها: ما يجب له وما يُسحب (17.02.10)



 
::| Latest News
::| Events
September 2010  
Su Mo Tu We Th Fr Sa
      1 2 3 4
5 6 7 8 9 10 11
12 13 14 15 16 17 18
19 20 21 22 23 24 25
26 27 28 29 30    
 

 
SUFI24 NEWS EXPRESS
[Page Top]