Kooxaha
Khawaarijta oo Bilaabay ka Ganacsiga Xubnaha Bili’aadanka iaygoona u
iib geeya Shirkad ku taala Wadanka Phibiin, waxaana inoo Cadeeyay Dr
John Wilsan in ay Xiriir leeyihiin kooxahaasi.
Wararka
aanu ka helayno wadanka Philib ayaa waxaa ay sheegayan in ururada
wahaabiyadu ay suuq weeyn ka furteen xarun ku taala magaala madaxda
wadankaasi, taasoo lagu suuq geeyo xubnaha jirka ee dadka soomaaliyeed.
Ka dib baaritaano badan oo aans samaynay ayaa waxaan noo suurta gashay in aan xiriir lasamayno Dr
John Wilsan oo xubin ka ah shirkad ka ganacsata jirka bilii’aadanka
waxaana uu noocadeeyay in kooxda al-shabaab ay leeyihiin xiriir ganacsi
oo ku aadan ka ganacsiga jirka bilii’aadanka sidoo kalena waxaa aan ka
helnay sawiro nin soomaali ah oo jirkiisa xubin xubin loo gooynayo.
Dr
ka waxaa kale oo uu sheegay in ay kooxahasi halkaas kasoo galaan
dhaqaale aad u farabadan. Taasoo ay iskaga dabaraan hawlahooda
argagixisonimo.
Arintaan
ayaa waxaa hada baaritaano ku haya saraakiil ka tirsan hey’ada xaquuqul
insaanka oo sheegtay in ay soo bandhigi doonaan tirade dadka laga
ganacsaday xubnahooda ee soomaalida ah.
Xaqiiqdii
waxaa layaableh sida uu dameerkoodu ku siiyay in ay qof nool goos
goostaan xubnihiisa islamarkaasna ay beecgeeyaan waxaana arintaas ay
mucjiso ku noqotay guud ahaan shacabka soomaliyeed meel walbaba ha
joogaane.